Dhalinyaro Fursado Shaqo Ka Helay Sameynta Miisaska Iyo Koraasta Wax Loogu Barto Goobaha Waxbarashada.

0
385

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Miisaska iyo Kuraasta wax loogu barto iskuulada iyo Jaamacadaha ku yaala Magaalada Baydhabo waxaa farsameeyay dhalinyaro kuwaasi oo ka faa,ideystay, fursado shaqana ka helay. Xirfadan oo nolol maalimeedkooda ka helay dhalinyaro fara badan ayaa dabooshay baahiyo ay qabeen dhalinyaro mudo shaqa la,aan ahaaa.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here