Dhalinyaro Fursado Shaqo Ka helay Beerista Khudaarta Laga Isticmaalo Magaalada Baydhabo.

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Beeraleyda Magaalada Baydhabo gaar ahaan kuwa qudaarta ayaa waxay subax weliba suuqyada baydhabo ay keenaan nocyada kala duwan ee qudaarta. Dhalinyarada ka shaqeysa qudaarta ayaa u kala baxa kuwa abuura oo la socda xaalada beerta iyo kuwa kale oo suuqyada geeya si ay u soo iibiyaan.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here