Dhalinyaro dib ugu soo noqday Baydhabo Oo fursado ganacsi ka abuurtay Suuqyada.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Suuqyada magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka baay waxaa si aad ah ganacsiyo yaryar uga leh dhalinyarada degaanada koonfur galbeed soomaaliya kuwaasi oo markoodi hore ay ku shaqeysan jirey degaanada dowada goboleedyada kale balse hada ka door bidey in ay aaminaan degaankooda ayna hormarsadaan ganacasigiisa si ay uga maarmaan in ay hormariyaan degaan kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir