Dhalinyaro dib ugu soo laabtay Degmada Waajid Oo si isxilqaan ah wax ku baraya Ardeyda.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shantii sano ee la soo dhaafay degmada Waajid ee gobolka Bakool waxaa dib ugu soo laabanaayay dhalinyaradii waxbarashada ugu maqneyd gobolada kale ee dalka iyo qeybo ka mid ah dalalka deriska nahay sida Kenya iyo Itoobiya.

Madaama dhalinyarada ku nool degmada Waajid ay baahiyaha kala duwan ay la qabaan kuwa kale ee ku sugan gobolada KGS, ayaa waxey si isxilqaan ah u bilaween in aqoontooda ay ugu faa’ideyaan jiilka kale ee waxbarashada u baahan ee ku sugan degmada Waajid.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here