Dhalinyaro Baratay Dhar Tolista Oo Sameystay Xaruun ay ku shaqeystaan.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Boqolaal dhalinyaro ah oo shaqo la’aan ku ahaa magaalada Baydhabo ayaa qaarkood fursad ka helay goobo lagu barto xirfadaha gacmaha, Waxeyna barteen tolista dharka, mudo kadib waxay ka mid yihiin kuwa goobaha dharka lagu tolo ku leh Baydhabo.

Qaar ka mid ah dhalinyaradaan oo ay furteen goobo iyaga u gaar ah ayaa waxay dalbanayaan in laga tageero sidii loogu sameyn lahaa maalgelin, si ay ugu sii dhiiradaan xirfaddooda dhar tolista.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here