Dhalinyaro Aqoonyahana ah Oo Degmada Bardaale ka hirgeliyey Iskuul Waxbarasho.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ayaa Waxaa laga Hirgeliyey Machadka Al Azhar College Qeybtiisa Labaada Kaasi oo ay Wax ka Baran Donaan Ardyeda Jacel Waxbarshada ee Ku nool Degmada Iyo Degaanada Hoosyimaada, Waxaana Xaflada Furitaanka Ka soo Qeyb Galay Bahda Waxbarshada Degmada Maamulka iyo Macalamiinta Machadka, Waladiinta Ardyeda Iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here