Dhalinyarda dhaqda Gawaarida Baydhabo Oo Codsadey in loo Abuuro Shaqooyin kale.

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo waxaa ka jira dhalinyaro badan oo siyaabo kale duwan ku maareeya nolashooda, dhalinyaradan ayaa ah kuwa ku dhaqa Gaawarida nocoyadooda kala duwan Isha Baydhabo Ee magalada Baydhabo aya iskugu jira kuwo ku biila reerahooda halka kuwa kale ka raadsadaan waxyaabaha ay ku maareey lahayeen nolashooda .

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here