Dhalinyarada Xirfadaha Kala Duwan Magalada Baydhabo Kaga Shaqeysta Oo Ka Cabanaya Shaqa la,aan soo Wajahday

0
488

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Boqolaal dhalinyaro ah ayaa subax kasta waxaa ay u soo shaqo tagaan suuqa sariiraha ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo ah goob fariisankooda ah oo ay ku sugaan dadka kale ee u baahan In loo shaqeeyo, waxeyna iskugu jiraan Fuundiyo,Faryaamo Iyo kuwo kale oo xoogsato ah.

Subax kasta oo ay halkaasi soo fadhiistaan intooda badan ayaa galabtii waxaa ay guriyadooda ku laabtaan iyagoo gacmo maran oo weliba ay ka muuqato daal iyo murugo oo waxaa ka horeyaa curuur iyo waalid oo ay ka sugayaan rashiin iyo lacag habeenkaasi iyo maalmaha kale in wax guriga lagu cuno loogu soo iibiyo.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here