Dhalinyarada Xarqaanleyda Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka warbixiyay sida ay noloshooda ugu maareeyaan.

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ee ka shaqeysta tulista dharka ayaa waxey shegeen in ay noqotey mid ay ku mareyaan noloshooda, dhalinyaradaan oo qaarkood qoysas ay ku bilaan shaqadaan ayaa waxey shegeen in ay ku faraxsan yihiin waana ay ku filan tahay lacagta ay kahelaan.

Magaalada Baydhabo ayaa mudooyinkaani waxaa ay ku soo badanayaan goobaha lagu tolo dharka ragga iyo dumarka ayaa qeyb weyn ka qadanataan in dhalinyaro badan ay u noqoto shaqo abuur.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here