Dhalinyarada Xaafada Salaamey ee Magaalada Baydhabo Oo Codsaday In Shaqa Abuur Loo Sameeyo.

0
391

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdulaahi Xasan Aadan gudoomiye ku xigeenka maamulka dhalinyarada Xaafadda Salaamay ee Magaalada Baydhabo oo marti ku ahaa Barnaamijka dhalinyarada raadiyow arlaadi ayaa waxaa uu sheegay in dhalinyarada xaafaddaasi ay u baahan yihiin xiligaani waxbarasho iyo in loo sameeyo shaqo abuur iyadoo ay iskugu jiraan kuwo wax soo bartay iyo kuwo kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here