Dhalinyarada waxbaratey ee Magaalada Baydhabo Oo ka qeyb Qaadaneya Horumarka Adeegyada Bulshada

0
361

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyarada waxey qeyb weyn ay ka qataan horumarada ka jira dalka iyagoo sidoo kalena ka qeyb qataan dhanka iyo wacyi-galinta bulshada sidii ay kaalin mug leh u siin lahayeen nadaafadda, dhismooyin wadooyinka iyo meelaha kale ee danta guud ah.

Qaar ka mid ah dhalinyarada wax baratey ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa waxey ka hadleen horumarka bulshada iyo qofka ay xilka ka saran tahay horumarinta degaanka.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here