Dhalinyarada wax ku baraneysa Deegaanka dhoobley oo loogu baaqay inay ku dadaalaan waxbarashadooda.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sida aynu la socono waxbarashada waa shayga ugu muhiimsan uu aadamuhu ku anfici karo noloshiisa tan qoyskiisa iyo mida bulshada uu la noolyahay Waxabarashadu waa furaha horumarka bulsho. Waddan kasta oo aduunka horumar gaaray, waxbarasho tayo leh ayuu ku gaaray.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here