Dhalinyarada qaadeysa GYMka Oo ku soo badanaya Magaalada Baydhabo

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)sanadihii la soo dhaafay Dhalinyarada Maagalada Baydhabo aya ku soo Buraarugay muhimad uu leedahay jirhiska kuwaasi oo ku soo bateen Xarumaha jirdhiska, dhalinyarada wiilasha iyo Gabdhaha ah ayaa waxay u arkeen inay jirka la dhiso qeyb ka mid ah quruxda jirka.

Iron Fitness Center waxay qeyb ka tahay Xarumaha Jirdhisa Baydhabo waxaan kula kulanay Dhalinyari ku jiray Waqtiga Jirdhiska kuwasi oo isugu jiraan kuwa Raadiya Murqaha inay weynayaan iyo kuwa u arkeen in jimicsigu joogtada ay geyb ka tahay Cafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here