Dhalinyarada Magaalada Dhoobley oo cosaday in laga taageero Horumarinta isboortiga.

0
176

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa ka dhisan kooxa badan oo ciyaaro kubada cagta.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ayaa wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland iyo maamulka degmada ka cosaday in laga taageero horumarinta isportiga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here