Dhalinyarada Magaalada Baydhabo oo soo dhaweeyay in horyaalada kubadda cagta Adduunka oo dib loo bilaabay.

0
327

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kooxda Liverpool ayaa 23 dhibcood ku heysaa horyaalka England iyadoo leh 83 halka kooxda difacaneysa horyaalka ee Man City 63 kadib markii dib loo bilaawey horyaalka dalka England mudo sedax bilood ah oo uu hakad ku jirey sababo lala xiririnaayo faafitaanka cudurka Covid 19.

Qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo ee taageeriyaasha u ah kooxaha kala duwan horyaalka England ayaa aragtidooda ka dhiibteen sida ay u arkaan bilaawashada kulamada ka harsan horyaalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here