Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tagaasida loo yaqaana dhaweeyaha oo magalada baydhabo labadii sano ee la soo dhaafay ku soo badanaayey isticmaalkooda waxey shaqa abuur u noqatey dhalinyaro fara badan oo shaqa la,aan haysatey.Dhalinyarada fursadahaasi helay ayaa isugu jiraan kuwa ka shaqeysta iyo kuwa kale oo ayagu milki ahaan u leeyihin si ay noolashooda uga maareyaan.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir