Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo Loogu Mahadceliyay Kaalintooda Sugida Amniga.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magalada baydhabo waxaa lagu qabtey kulan looga mahadelinaayey laguna bogaadinaayey dhalinyarada xaafadaha magalada baydhabo kaalinta wanaagsan ee ay ka qaateen sugida amniga intii lagu guda jirey bisha barakeysan ee ramadaan.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah sarakisha ciimada booliska degmada baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee dhalinyarada xaafadaha magalada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir