Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo lagala hadlay Horumarinta Amniga Magaalada

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Ayaa looga hadlaayey Xaalada Amni ee Magaalada Baydhabo iyo Sidii Ururka Dhalanyarada Degmada ay uga qeybqaadan lahaayeen Horumarinta Amniga Magaalada Baydhabo waxaanaka Kulanka ka qeyb galay Maamulka Degmada Baydhabo Saraakiisha Ciidanka Madaxda Wasaarada Amniga iyo Dhalinyarada Magaalada Baydhabo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here