Dhalinyarada Magaalada Baydhabo oo Fursado Shaqa Abuur U noqotay Baararka Lagu Cunteeyo oo Magaalada Ku soo Badanaya.

0
404

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa jira dhalinyaro badan oo xiligaani shaqo la`aan ku ah magaalada baydhabo ee xarunta gobolka kuwo kalena qaarkood Waxey ka xoogsadaan ama ay ka shaqeyaan baararka ku yalaan magaalada baydhabo iyagoo lacagta ay ka helaan ay ku mareyaan nolasha qoyskooda iyo kuwo kale oo shaqo abuur ay u noqotey.

Warkan Waxaa Inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here