Dhalinyarada la imaanaya hal abuurka ganacsi oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xasan Yuunis Cabeey oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladwene aya sameeystay ganacsi yar kaas uu nolosha reerkiiis ku maareeyo

Ganacsiga yar ayaa waxa uu ku wareejiya Gaari gacan kabaha isaga oo geeya gaariga goobo badan oo bulshada kubadan yihiin si loogu iibsado kabaha

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here