Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo Oo sheegey in ay wadaan dadaalo ay kaga qeyb qaadanayaan Horumarinta Arimaha Bulshada.

0
209

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Soomaaliya ayaa tan iyo 2000 waxay ku gudi jirtaa geediga dib u dhiska dowladnimadeeda ay bur burtey sanadkii 1991kii inkastoo wali aan la gaarin halka uu qof walba oo Soomaaliya ah ku haminaya ee ah in la helo dowlad bixisa adeeg kasta ay Bulshada u baahan yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here