Dhalinyarada KG Oo loogu Baaqay Barashada Xirfadooyinka Farsamada Gacanta.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Cabdullahi gudoomiyaha Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo wareysi siinayay Idaacada Arlaadi Ayaa waxaa uu sheegay in ay jirto Fursado Badan oo loo baahan yahay in Dhalinyarada KGS ay ka Faa’ideystaan ayna aadaan goobaha lagu barto Farsamada Gacanta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here