Dhalinyarada ka Shaqeysata Moota laba lugaalayda Oo Ka Cabanaya Suuq yari Soo wajahdey.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)dhalinyarada qaar ee Ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee ka shaqeysta wadida mootada labada lug ayaa waxey shegeen in xiligaani uu soo wajahey suuq xumo taasi oo keentay in hoos ay U dhacdey lacagtii ay ka heli jireen mootada.

Dhalinyaradaan ayaa waxey sheegeen  in mootooyinka ay wadaan u badan yihiin kuwo ay soo kireysteen sidaasi darteed looga baahan yahay sedax meelood labo ka mid ah in ay qaataan shidaalka Iyo milkiilaha mootada iyagana ay ka helaan lacag ka yar shan dollar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here