Dhalinyarada Jowhar Oo ku Baaqay in Salaad roob doon ah La tukado.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa uu ka mid yahay gobollada ay saameysay abaarta ka jirta guud ahaan dalka. Magaalada Jowhar iyo deegaanada hoos yimaada waxaa si aad ah looga dareemayaa abaarta, waxaana qeybaha kala duwan ee bulshada loogu baaqay in ay tukadaan Salaada Roob doonka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here