Dhalinyarada is xilqaan Baladweyne oo bilaalabay biyo bixinta Xaafadaha degmadaasi.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shaqadan oo socotay mudo kudhow labaatan cisho ah ayaa mira dhalkeeda waxaa iska kaashaday Ururka dhalinyarada isxilqaan maamulka degmada Baladweyne ganacsato iyo qaar ka mid ah shirkadaha isgaarisiinta iyaga oo ku guuleystay in ay biyaha ka saaraan xaafadaha Fiiltare , suuqa qudaarta iyo aaga Nuur macalin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here