Dhalinyarada Ganacsiyada yar-yar ku leh Suuqyada Oo ku soo badanaya Kismaayo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubaland ayaa maalin kasta waxaa sii saa’idaya fursadaha hal abuurada ganacsiyo ee la I manayaan dhalinyarada ku nool magaalada taasi oo ay ku soo bandhigayaan suuq weynaha magaalada Kismaayo.

Hareeraha suuqyada ayaa waxaa ku soo badanaya dhalinyarada leh ganacsiyada yar yar kuwaasi oo ka soo bilaaway halka ugu hooseeyso iyadoona suuqyada laga daremaayo mashquul aad u weyn.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here