Dhalinyarada Dhuusamareeb oo sheegay in la joogo waqtigii maalgashi lagu samaysa lahaa Magaalada.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhuusamareeb oo ah caasimada maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka jira horumarro kala duwan oo dhanka ganacsiga ah, waxaana laga hirgeliyay xarumo ganacsi oo badan, waxaana dad badan hormarka ay sameeyeen ganacsato badan oo ka jiro degaankaasi.

Dhalinyarada Dhuusamareeb oo sheegay in la joogo waqtigii maalgashi lagu samaysa lahaa Dhuusamareeb.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here