Dhalinyarada Dhoobley oo ku baaqay in laga hortago jarista dhirta

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Faa’iidooyinka dhirtu u leedahay nolosha lama soo koobi karo mana jirto cid aan si toos ah ama si dad ban ugu tiirsaneyn dhirta Deegaanku waxaa uu aad muhiim ugu yahay dhinac kaste oo kamid ah nolosha wax kaste oo ka luma Deegaanka waxaa ay ka muuquunayesaa Dadka Deegaanka

Qaar kamid ah Dhalinyarada wax baratay ee Ku nool Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay sida loo ilaalin karo Deegaanka loogana hortagi karo xaalufinta Dhirta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here