Dhalinyarada Degmada Matabaan Oo ku baaqey joojinta dagaal beeleedyada

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhallinyarada Degmada Mataban ee gobolka Hiiraan kulan ay ku qabsadeen degmada ayaa waxaay kaga hadleen dhibaatooyin maalmo hore ay ka dhaceen degmada taasi oo salka ku heysay aanooyin qabiil oo ka dhaxeyso labo beelood oo walaalo ah oo isla dega gobolka Hiiraan.

Dhalinyarada oo kulankooda kaga hadlaayay in la joojiyo colaadda ayaa tilmaamay in maamulka degmada iyo odiyaasha dhaqanka looga baahan yahay in la qaboojiyo colaadda isla markaasina nabad la dhax dhigo dadka dirirta u dhaxeysa si loo helo nabad iyo xasilooni.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here