Dhalinyarada Deegaanka Awdiinle Oo Codsaday in loo dhiso Garoon ay kubadda ku Ciyaaraan.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciyaaraha Waa Isdhexgal Bulsho ,waana wax ay u baahanyihiin dhalinyarada Xirfad ahan jacel Sports-ka Halka ay joogaan in ay ku helaan Garoon ay ku Ciyaaraan Kubada Caqta iyo sidookale Aqaba Sports oo kor u qaadaya Xirfadooda Ciyaareed.

Dhalinyarada Sports-ka Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay waa dhalinyaro aysan Heysan Garoon ay ku Ciyaaraan Kubada una baahan Garoon iyo Aqab, waxeyna ka cabanayaa Garoon iyo Aqab Sports la’aan,iyadoo uusan Deegaanka lahayn Garoon lagu Ciyaaro Kubada Caqta.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here