Dhalinyarada dalxiiska u taga Gerbada Baydhabo Oo ka Warbixiyeen Dalxiiskooda

0
186

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhamaadkii bishii October iyo bilowgii bishaan November magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxey ka mid aheyd magaalooyinka dalka soomaaliya ee sida aadka ah ugu da’ay roobab ay ku qabobsadeen dadka iyo xoolaha madaama afartii xili roobeed ee la soo dhaafay dalka soomaaliya gaar ahaan gobolada koonfur galbeed si fiican ugu da’in roobka.

Roobabka ka da’ay magaalada Baydhabo ayaa biyo dhig fiican ku sameeyey ceelasha, buundooyinka iyo goobaha kale ee biyo fariisanka ah.

Sida caadigaba aheyd gerbada Baydhabo oo k amid ah goobaha xiliyadaan oo kale loogu fiirsashatago biyihii keentay isha Baydhabo ayaan booqasho ugu tagnay si aan wax badan ugu ogaano xaaladda garbada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here