Dhalinyarada Baydhabo Oo Loogu baaqey in ay ku Biiraan Ururada ka shaqeeya Horumarintooda.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isku xirnaanta dhalinyarada waxay qeyb weyn ka qaadataysaa horumarinta hadafkooda guuleed taasi oo ku raageeri kara maamulada, dowladda, wasaaradaha iyo hay’adaha ka shaqeeya arimaha dhalinyarada.

Magaalada Baydhabo waxaa ka jira ururo dhalinyaro oo badan kuwaasi oo ka qeyb qaadanayaan horumarka iyo garab istaaga dadka danta yar ee u baahan in la caawiyo iyadoo ururuka wax ku helaan in ay yihiin dad Group ah oo wadtaan magic iyo meel loogu hagaagi karo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here