Dhakhaatiirta Magaalada Dhoobley oo ka digay dhibaatoyinka uu leeyahay Sigaarka

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabista Sigaarka ayaa ah aafo si gaar ah u haysata kan caba, oo hadana dhibaato weyn ku ah kuwa uu ku ag-cabo.Dhibaatada caafimaad ee Sigaarku dhaliyo ayaa ah mid aan la soo koobi karin

Bisha Ramadaan ayaa ah bil Laga soomo wax kasto oo burinaya ama waxyelanaya soonka Hadana waxaa jiro dad isticmaalo mukhaadaraadka sida Sigaarka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here