Dhageyso:Warbixin ku saabsan Maxamed Deeq caydiid oo kadib markii uu jaamacada dhameeye bilaabay ganacsi.

0
425

Tani waa Sheekada Caydiid,25jirkaan wuxuu ku dhashay magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay. Waayo adag oo noloshiisa soo maray basle hada waa milkiilaha Xaruun Cusub oo laga iibiyo Dharka gaar ahaan Suudadka taasi oo deegaanka ku cusub.

Bilowga noloshiisa tan iyo waxbarashadiisa kadib isaga iyo dahlinyaradii asaagiisa aheyd xagee ayey ku kala dambeeyaan

Halkan Hoose Ka DhageysoWarka Abdourahman Soori iyo wiil Shaqa abuur sameystay 16-2-2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here