Dhageyso:Warbixin Ku Saabsan Caseylayaasha Baydhabo.

0
484

Cali Aadan Xuseen Iyo Isxaaq Deerow waa laba wiil oo shaqo wadaag ah waxaana ay magaalada baydhabo kaga shaqeystaan kabo caseynta ayagona ka soo kictama kaam kuyaal duuleedka magaalada baydhabo.

labadan wiil oo ay dadoodu tahay 12 jir iyo 13 jir hadana jooga xiligey wax baran la haayeen ayaa la daalaadhacaaya soo dhicinta nolol maalmedka qoyskooda oo ay maalinta lacagihii ay kasoo helaan caseeyahay ay ku biilaan reerkooda.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here