Dhageyso:Qoysas Kacabanaya Biyo La,aanta Daran Ee Baydhabo Ka Jirta.

0
362

magaalada baydhabo ayaa aad looga dareemayaa biyo la,aan aad u daran waxaana isasoo taraaya dadka danta yer ee aan biyuhu gadan karin.

magaalada baydhabo barmiilka biyaha waxaa uu maraayaa 60 kun shilinka somaliga ah taas oo ay dadku ku adekeysey xaalada biyo la,aaneed ee iminka soo wajahdey.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here