Dhageyso:Madxweyne Lafta-gareen oo xariga kajarey xaruunta keydka daawada ee wasaarada caafimaadka KG.

0
496

Madaxweynaha Dowladda Koonfur galbeed soomaliya Mudane abdiaziz Hassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Maanta xariga ka jarey Keeydka Daawada Wasaradda Caafimaadka koonfur galbeed Soomaaliya oo laga hargaliyay Magaalada Baydhabo,

Madaxweynaha ayaa indha indheeyay Guud ahaan xarunta keydka Daawada ee Wasaarada Caafimaadka Kgs iyo qeybaha kala duwan ee isbitaalka Gobolka Baay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here