Dhageyso:Maamulka Iskuulka Baydhabo Oo Ka Warbixiyey Shaqada Iskuulka.

0
416
SONY DSC

Axmed aadan waxaa uu kamid yahay maamulka iskuulka baydhabo waxaa uu Radio Arlaadi ugu warbixiyey howlaha iskuulaka asagoona faahfaahin ka bixiyey ardeyda wax kabarata iskuula oo uu sheegey iney isgu jiraan kuwo agoon ah iyo kuwo aan lacagta iskuulka iska bixin karin sidaa darteedna ay si bilaash ah wax ku baraan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here