Dhageyso:Maamulka Isbitaalka Degmada Xudur Oo Agab Caafimaad lagu Wareejiyey.

0
370

Aqabkaan ayaa waxa Cisbitaalka ugu deeqey shaqsiyaad u dhashey dalka walaalaha nahay ee Turkiga, waxana Cisbitaalka ku wareejiyey Ururka aan dowliga aheyn ee #BULSHO KAAB.

Qalabkaan ayaa dabooli doona baahiyo badan oo cisbitaalka ka jirey maadaama qalabkani loo adeegsado wax yaabaha Uurkujirta ah iyo qeybooyin kale.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here