Waxaa magalada beydhabo ee xarunta gobolka baay lagu qabtey kulan ay iskuga yimaaadeen xildhibaanada haweenka ee baarlamaanka maamulka konfur galbeed iyo ururada haweenka ee degamada baydhabo
kulankaan ayaa ahaa mid ay wax badan iska weydiinayeen xildhibanada maamulka konfur galbeed iyo ururada hawenka sidii ay wada shaqeyn wanaagsan u dhex mari lahayd.
Halkan Hoose Ka Dhageyso.