Dhageyso:-Wasiirka Wasaarda Dastuurka Koonfur Galbeed oo ka warbixyey howla shaqo oo uu ugu maqnaa Magaalada Muqdisho iyo Kismaayo.

0
365

Waxaa Maanta Magaalda  Baydhabo ee  xaruunta gobalka baay dib ugu soo laabtay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dastuurka KGS Mudane Adan Xasan Maxamed oo ku maqnaa Magaalda Kismaayo oo ugu maqnaa howla Shaqo

Adan Xasan Maxamed oo  ah wasiirka wasaarada ayaa ka warbixiyey Safarkii ugu Maqna Kismaanyo iyo Muqdisho

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here