Wasiirka wasaarada bay,ada iyo duur joogta konfur galbeed Ali isxaaq oo lahadley radio arlaadi ayaa sheegey iney korortey xaalufinta dhirta deegaanada konfur galbeed somaliya asagoona farta ku godey in dadka deegaanku ay qeyb ka yihiin xaalufinta dhirta.