Dhageyso:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha koonfur galbeed oo duleedka baydhabo ka wada daaweynta xoolaha.

0
497

Wasaarada Xanaanada Xoolaha  dhirta iyo daaqa ee Dowlada gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa wada olole lagu daaweyneyo xoolaha ka wada tuulooyinka hoos yimaada magalada baydhabo, waxaana ka faaideystay ilaa iyo 100qoys  oo loo daaweeyey xoolahooda sida ariga iyo lo,da.

Agaasimaha Waxda Caafimaadka xoolaha ee wasaarada xanaanada xoolaha Dr Xasan Ismaaciil Isxaaq ayaa sharaxey daaweynta xoolaha iyo meelaha ay ka wadaan daaweynta xoolaha nool

Qaar ka mid ah bulshadii ka faaideysatay mushruucan xoolaha lagu daaweyneya ayaa u mahadceliyeen wasaarada xanaanada xoolaha koonfur galbeed iyo Hay,ada Save The Children oo fulineysay.

Mashruucan oo loogu magac darey prix 2 ayaa ka qeyb qaadaneya qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaasi oo ku nool tuulooyinka Degmada baydhabo hoos yimaada, waxaana mashruucan wada shaqaalaha wasaarada xananada xoolaha koonfur galbeed iyagoo ku gacan siineya hay,ada Save the children.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here