Dhageyso: Warbixin Nafaqo Yarida Hooyada Xiliga Dhalmada Maxay Lakulantaa?

0
390

Dhibaato badan ayay lakulmaan hooyooyinka uurka lehxiliyada ay u dhow yihiin dhalmada oo heysata nafaqo yari taasi oo inta badan kadhalan kartaa dhimasho ama inay ku dhiboodaan dhalmada.

Drs. Faadimo Shariif Ibraahim oo ka shaqeysa isbitaalka sos ee magalada baydhabo ayaa kahadashay nafaqo yarida iyo waxay kala kulmaan hooyooyinka uurka leh.

warbixintaan ayaa waxaa nosoo diyaarisay raxmo salaad iyadoo wareysi dheer layeelatay Drs. Faadimo Shariif Ibraahim oo ka shaqeysa isbitaalka sos ee magalada baydhabo.

Halka Hoose Kadhageyso Warbixintaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here