Dhageyso:- Warbixin ku saabsan Urur Gabdho ah oo Wacyegelin u sameeya Bulshada

0
371

Naseeha Girls waa gabdho iskooda isugu imaadey oo  wacyi gelin usameynaaya dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan dadka koonfurgalbeed soomaaliy waxaa ay ka hadlayaan fadliga soonka ay uleeyahey dhamaan umada umada muslimiinta ah

Halkan Hoos Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here