Dhageyso:- Warbixin Ku Saabsan Heerka Wax Barashada Ardeyda Magaalada Baydhabo.

0
376

Iyadoo Magaalada Baydhabo ay ku yaalaan dhowr jaamacadood ayaa hadana waxaa jira ardey waxbarashada jaamacada u aadaan Caasimada Dalka taasi ayaa ah mid saameyn ay ku yeelatay Waalidka ardeyda iyo Jaamacadahaba.

Sanadkiiba waxaa iskuulada Magaalada baydahbo ee xaruunta Gobalka Baay ay ka soo baxaan boqolaal Ardey ah kuwaasi oo inta badan ku biireya jaamacado.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here