Dhageyso:- Warbixin Ka Hadleysa Qiimaha Abwaanada Iyo Suugaanta Soomaaliyeed.

0
546

Abwaanada  soomaaliyeed waa kuwa sugaantooda ku gudbiya  hadba waxyaabaha bulshada u baahantahey  sida nabad isdhexgalka bulshad iyo wixii la mid ah

Mohamed Ali  Zaki waa khabiir dhanka luuad iyo suugaanta  waxaa Arlaadi Radio uga warbixiyey qiimaha bawaanka uu ku  leeyahey  bulshada dhexdeeda

Halkan Hoos Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here