wafdigan oo uu hogaaminaayo agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo dib uhasiisiinta Mustaf shiekh Abdullahi ayaa gaarey degmada ceel-barde ee gobolka bakool waxaa soo soo dhaweeyey gudoomiyaha degmadaas iyo bulshada ra’yidka ee ke dhaqan ceel-barde
Halkan Hoose Ka Dhageyso