Dhageyso:-Ururka Marti soor oo ka warbxiyey sida ay u soo dhaweeyaan dadka dalxiiska u yimaada Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay

0
499

Ururkan oo horaantii bishii aynu soo dhaafney ay magaalada baydhabo kaga dhawaaqeen dhalinyaro iskood isusoo abaabushey ayaa waxaa maanta ay barnaamijka martida ee Radio Arlaadi ee magaalada baydhabo ugu warameen sida uu u shaqeynayo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here