Dhageyso:-Shacabka Iyo Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Hay’ada Gredo Ugu Mahad celiyeen Rashiin ay U Qeybisan.

0
400

Hay’ada Gredo oo kamid ah hay’adaha ka howlgala degaanada koonfur galbeed ayaa bishii labaad waxay qeybin rashiin ay kawadaa degmada buur hakaba ee gobolka baay kuwaasi oo lasinaayo dadka danta yar , rashiinkaan ayaa waxaa ay iskugu jiraan bur, bariis sokor digir iyo saliid.

Maamulka iyo odiyaasha ku nool degmada buurhakaba ayaa ka mahad celiyay garab istaaga hay’ada gredo mar waliba ay siinayso dadka danta yar ee kaalmada u baahan ee kusugan degmada baydhabo iyo degaanada kale ee kusugan.

Gudoomiyaha  deegmada buur  hakaba cabdi maxamed  Axamed  ayaa gabgawada lahadley warbaahiinta  waxaan tilmaamey inay hay;daaha  kale samafalka ka shageeyaan aya yimaadaan sida Gredo  waxaan sido kale ugu mahad celiyay hosha adag ay uheeyaan  bulshada deegmada buur hakaba.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here